Latest News

Berbera: Imaaraadka Carabta Oo Somaliland Ugu Deeqay 300 Guri.

Berbera, June 25, 2025 (Haatufonline) – Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa ayaa Somaliland ku wareejisay 300 guri oo ay u dhistay dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Berbera.Munaasibada lagula kala wareegayey guryahan ayaa waxa ka soo qaybgalay masuuliyiinta gobolka Saaxil, Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo masuuliyiin ka torsan Imaaraadka Carabta.Mayaarka magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin oo Xaflada Xil-wareejinta 300 ee guri ee ay dawlada Imaaradku ugu Deeqday Dawladda JSL gaar ahaana dadka danyarta ah ee Berbera ayaa ugu baaqay dadkaasi guryaha loo dhisay inay ilaashadaan oo ay daryeelaan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*