Latest News

Booliska Somaliland Oo Heshiis La Saxeexday Midowga Isboortiga Booliska Ee ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ผ๐—ป ๐˜„๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ฃ๐—ผ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐—ผ๐—ป (๐—–๐—ฃ๐—ฆ๐—จ).

Hargeysa, June 28, 2025 (Haatuf online) ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฆ๐—Ÿ , ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐˜๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฟ. ๐—ฆ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—น ๐—ž๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ, ๐—ซ๐—ผ๐—ด๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ผ๐—ป ๐˜„๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ฃ๐—ผ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐—ผ๐—ป (๐—–๐—ฃ๐—ฆ๐—จ), ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฆ๐—Ÿ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ. Heshiiskan ayaa dhigaya in Ciidanka Booliska JSL uu si rasmi ah uga mid noqdo 40 dal oo ku bahoobay CPSU , Somaliland noqotay dalka 41aad ,ย  midowgaan oo ah hayโ€™ad isboorti oo heer caalami ah oo kor u qaadda iskaashiga, is-dhaafsiga waayo-aragnimada, iyo horumarinta ciyaaraha Booliska ee waddamada xubnaha ka ah. Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa Danjire Xasan Daaโ€™uud , saraakiil sare oo ka tirsan Taliska Booliska JSL iyo wefti sare oo ka socday Common wealth Police Sports Union. Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan, ayaa sheegay in ku biirista CPSU ay horseedi doonto fursado badan oo dhanka isboortiga, tababarrada, iyo iskaashiga caalamiga ah ee ciidanka Booliska. Dhankiisa, Mr. Sunil Kumar iyo , ayaa sheegayย  in uu aad ugu faraxsan yahay in ay Somaliland ka mid noqoto xubnaha CPSU dalka 41aad, isagoo ku tilmaamay inay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu kobcinayo xidhiidhka ka iyo wada-shaqeynta Booliska caalamka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*