Taliyaha Booliska JSL Oo Magacaabay Hoggaanada Qaybaha Ciidanka Ee Gobolada
Hargeysa, August 2, 2025 (Haatufonline) -Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan, ayaa magacaabis iyo isku badel cusub ku sameeyay Hoggaamada iyo Taliye Qaybyada Ciidanka Booliska ee Gobollada, kuwaas oo kala ah:1- Hoggaanka Ciidanka Booliska JSLGashaanle Sare Maxamed Xaaji Nuur Khaliif2-Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka TogdheerGashaanle Sare Saleebaan Ducaale Warsame (Dhagacade)3-Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka SanaagGashaanle Sare Axmed Cabdilaahi Cabdi4-Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka SaraGashaanle Dhexe Khadar Faarax Cumar5-Taliyaha Qaybta Bariga Hargeysa Gashaanle Dhexe Baashe Cabdilaahi Cismaan6- Taliyaha Qaybta Galbeedka HargeysaGashaanle Dhexe Kayse Suudi Carraale7-Taliyaha Qaybta Gobolka HawdGashaanle Sare Maxamed Xandulle Faarax8- Hoggaanka Cilmi BaadhistaGashaanle Sare Axmed Siciid Maxamed 9-Hoggaanka KormeerkaGashaanle Dhexe Muuse Xasan Kaahin10- Taliyaha Kulliyada Tababarka Mandheera ;Gaashaanle Sare Jaamac Ibraahin Aadan 11- Taliyaha Saldhigga Booliska Ibraahim KoodbuurGaashaanle Dhexe Mahadi Nuur Maxamed Dhammaan saraakiishan la magacaabay waxa la farayaa in degdeg xilka ula wareegaan .
Leave a comment