Latest News

Xukuumada Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Isla Gartay In La Hakiyo Go’aankii Lagu Kordhiyey Adeegyada Internetka iyo Ku Hadalka

Hargeysa, August 9, 2025 (Haatufonline) -Xukuumada Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta ayaa caawa Isla Gartay In La Hakiyo Go’aankii Lagu Kordhiyey Adeegyada Internetka iyo Ku Hadalka.โ€œ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo goโ€™aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, goโ€™aankan oo ay shirkaduhu hore ugu dhawaaqeen.Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii hore, ilaa amar dambe, iyada oo Xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xidhiidha ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland โ€œ

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*