Latest News

Ciidanka Sirdoonka (NISA)Oo Kordhiyey Hawlgalada Qorshaysan ee Lagu Kharajinayo Horjooge- yaasha Alshabab

Haatufonline,September 3 2025

Ciidanka sirdoonka Somalia(NISA) ayaa maanta hawlgal qorshaysan( targeted operation) oo ay ka fuliyeen deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan ku dilay Xuseen Cabdullahi Dalab oo magaciisa afgarashadu ahaa “Caamir” kaasoo ka tirsana saraakiisha Alshabaab ee ka hawlgala gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

Ciidanka Nisa ayaa baryahan dambe kordhiyey hawlgalada qorshaysan ee lala beegsanayo horjoogeyaashaa Alshabaab ee ku sugan gobolada Galmudug iyo Hirshabeele iyadoo halwlgaladii ugu dambeeyey oo dhacay badhtamihii bishii August lagu laayeey saraakiil ka tirsan Alshabaab oo ku shirayey guri ku yaal deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*