Latest News

Ciidanka Punand oo weeraray koox ka tirsan Daacish xili ay miino aasayeen sideedna ka dilay

Haatufonline September 29,2025

Ciidanka Puntland ayaa weer uu todobaadkan ku qaaday Daacish ku dilay 8 xubnood oo kooxdaas ka mid ahaa halka noolol lagu qabtay mid kale.Dagaalkan oo ka dhacay deegaannada Kooraxanle iyo Abal ee ku yaala buuralsyda Calmiskaad ayaa waxay ciidanka Puntland hawlgal qorshaysan la beegsadeen unug miinooyinka dhiga iyadoo ay ku habsadeen xili ay dhulka miino ku aasayeen.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*