Latest News

Ku-xigeenkii madaxa guud ee amniyaatka Alshabaab oo duqayn lagu dilay

Haatufonline,October 5,2025

Maxamed Cusmaan Maxamed oo ku magac dheer Tuutax oo ahaa ku-xigeenka madaxa guud ee amniyaatka Alshabaab iyo madaxa adeegga iyo soo iibinta walxaha qarxa ayaa dhawaan lagu dilay duqayn lala beegsaday deegaanno ay kooxda Alshabaab gacanta ku hayeen oo ku yaala gobolka Shabeelada Hoose iyo Jubbada Dhexe.Warbixin ay Somalia soo saartay ayaa waxay ku sheegtay in ciidamada dawladda oo la kaashanaya ciidamada caalamiga ah ee la saaxiibka ahi ay Alshabaab ka xoreeyeen degaanada Awdheegle,Raqayle,Shaangarre iyo Malabo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*