Latest News

Sadex Duqaymood Oo Isku Xiga Oo Xalay Lala Beegsaday Alshabaab Degmada Maxaas

Haatufonline,October 21,2025Ciidanka hayadda sirdoonka ee Somalia iyo saaxiibeyaasha caalamiga ah ayaa xalay hawlgal qorshaysan ku fuliyey koox ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa deegaanka Kuukaayle ee hoosyimaadda degmada Xamaas ee gobolka Hiiraan.

Hawlgalkan oo ka koobnaa sadex duqaymood oo isku xig xiga ayaa lala beegsaday horjoogeyaal ka tirsan Alshabaab xili ay ku gudo jireen abaabulka iyo diyaarinta weeraro ay ku qaadaan ciidamada dawladda, waxaana goobtii la lagaga dilay 7 xubnood.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*