Latest News

Somaliland Oo In Ka Badan Lix Kun oo Askari Oo Tababar Loo Soo Xidhay Ku Soo Bandhigtay Oog.

Oog, January 17, 2026 (Haatufonline) – Somaliland ayaa maanta ciidamo cusub oo tababar loo soo xidhay ku soo bandhigtay Taliska Oog ee gobolka Sool.Ciidankan ayaa munaasibadii tababarka loogu soo xidhay waxay ku soo bandhigeen cududooda, waxaana kala qaybgalay masuuliyiin xukuumada ka tirsan iyo saraakiisha ugu Sareeya Ciidanka oo uu horkacayey Taloye Nimcaan Gaaxnuug.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*