Latest News

Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Israel Isaac Herzog

Davos, January 22, 2026 (Haatufonline) -Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Israel Isaac Herzog.Sida uu baahiyey Madaxweynaha Israel Isaac Herzog, kaas oo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu la kulmo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Ciro oo ku sugan magaalada Davos.”Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan la kulmo Madaxweynaha @Abdirahmanirro ee Somaliland halkan Davos. Waxaan soo dhaweynayaa xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya labadeenna dal, waxaana rajeynayaa inaan sii xoojinno iskaashiga laba geesoodka ah si ay u faa’iidaystaan ​​​​labadeenna shacab.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*