Latest News

“Ku Soo Dhawaada Dalka Ethiopia” Abiy Axmed

Jigjiga, January 31, 2026 (Haatufonline) – Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa maanta mashaariic dalxiis xadhiga kaga jaray magaalada Jigjiga ee dawlad deegaanka  Soomaalidda  Ethiopia.Munaasibada lagu soo bandhigayey mashaariicdan ayaa waxa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jabuuti yo Madaxweynaha Somalia, kuwaas oo uu halkaasi ku soo dhaweeyey Abiy Axmed.Waxaanu yidhi “Deegaanka Soomaalidda Ethiopoa  Shalay wuxuu ahaa goob colaadeed, maantana waxaa uu noqday hoyga nabadgalyada iyo Xasiloonida, waxaan markhaati ka nahay in bulshada deegaanka soomaalidu ay maanta doorwayn ka ciyaaratso nabadaynta guudahaan Soomaalida iyo umadaha kalaba.”

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*