Suldaan Wabar Oo Somaliland Lagu Soo Dhaweeyey.
Hargeysa, May 6, 2026 (Haatufonline) – Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo dalkiisa dib ugu soo laabtay.Waxaana soo dhaweyn Hargeysa loogu sameeyey Suldaanka ka qayb galay wasiirada Madaxtooyada iyo Arimaha Gudaha JSL.Khadar Xuseen Cabdi iyo Cabdale Sandheere.Suldaan Wabar oo ka soo jeeda gobolka Awdal ee Somaliland ayaa caan ku noqday jabhad uu ka abuuray xadka Somaliland iyo Ethiopia taas oo uu kaga soo horjeeday Xukuumadihii Kulmiye.
Leave a comment