Latest News

Deg-deg: Ciidan Ka Soo Goostay Bariga Sool Oo Soo Gaadhay Taliska Ciidanka Qaranka Ee Oog

Haatufonline — 08 July, 2026

Ciidan ka soo goostay deegaannada Bariga Gobolka Sool ayaa la sheegay inay soo gaadheen Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland ee magaalada Oog.

Wararku waxay tilmaamayaan in la filayo in masuuliyiinta Ciidanka Qaranku faahfaahin ka bixiyaan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*