Ghana Oo 3-2 Kaga Badisay Koonfurta Kuuriya
Soccer Football - FIFA World Cup Qatar 2022 - Group H - South Korea v Ghana - Education City Stadium, Al Rayyan, Qatar - November 28, 2022 Ghana players celebrate after the match as South Korea's Cho Gue-sung looks dejected REUTERS/Matthew Childs
Doxa, November 28, 2022 (Haatufonline) – Xulka Kubadda cagta ee dalka Ghana ayaa ciyaar xiiso leh oo ay ku soo bandhigeen koob aduunka ee ka socda dalka qadar waxa ay Saddex gool iyo laba ay kaga badoyeen xilka Koonfurta Kuuriya.
Leave a comment