Latest News

Ciidamada Somalia Oo Todobaadyan Alshabaab Nasasho U Diiday

Muqdisho,January 20,2021(Haatufonline)-Ciidadaada Somalia ayaa maanta weerar ku qaaday dagaalameyaal ka tirsan  Alshabaab oo ku sugnaa gobolka Bay ee Koonfur Galbeed.Weerarkan oo ahaa mid qorshaysnaa ayaa sida la sheegay waxa Alshabaab lagaga dilay ugu yaraan 25 ka mid ah ciidankooda.Wali lama sheegin khasaaraha ciidanka Somalia kasoo gaadhay weerarkan oo ay Idaacadoodu sheegtay inay hubna kaga qabsadeen argagixisada Alshabaab.

  1. Ciidanka Somalia ayaa todobaadyadan u dambeeyey ururka Alshabaab nasasho u diiday ka dib markiì ay ku qaadeen weeraro isdabajoog ah oo ay ku curyaaminayaan awooda ay Alshabaab u lahayd inay qorsheeyaan falal argagixiso ah oo ay ku waxyeeleeyaan dadka shicibka.

Connect with us on Facebook