Latest News

Dalladda Ururada Siyaasadda Somaliland Oo Si Adag U Diiday In La Isku Sidko Doorashada Madaxtooyada Iyo Ururada

Hargeysa, August 27, 2022 (Haatufonline) – Dalada ay ku midoobeen 15ka urur siyaasadeed ee Somaliland ayaa ka horyimid in la isku sidko doorashada Madaxtooyada iyo ururada siyaasada oo iyagu u tartamaya inay xisbinimo ku soo baxaan.

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen 13 urur siyaasadeed oo ka mid ah 15ka urur yaa warsaxaafadeed ay kulankaasi ka soo saareen waxa ay ku sheegeen in xeerarka dalka loo maro khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka.

War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan;

Connect with us on Facebook