Latest News

Weftiga Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Golaha Amaanka Qaranka Ee Maraykanka

Washington D.C, March 15, 2022 (Haatufonline) – Weftiga Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin sar-sare oo ka socota Golaha Amaanka Qaranka Maraykanka (National Security Council), waxaana kulankanaasi lagaga wada hadlay iskaashiga, nabadgelyada iyo dimuquraadiyada iyo horumarinta.

Sidoo kale madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisu waxay kulamo kale la yeesheen hay’adda Caalamiga ah ee dimu-quraadiyada qaranka Maraykanka (National Endowment for Democracy) iyo Baanka Adduunka (World Bank).

Connect with us on Facebook