Latest News

Lataliyihii Gaarka Ahaa Ee Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Haatufonline — 29 June, 2026

Lataliyihii gaarka ahaa ee Wasaaradda Duulista Somaliland, oo hayb ahaan kasoo jeeda Beesha Hawiye, gaar ahaan Murursade, ayaa xabsiga Hargeysa loo taxaabay.

Mr. Mohamed Isaaq Aadan wuxuu ahaa mid kamid ah tiirarka ugu culus ee wasaaraddaasi.

Sirdoonka ayaa xidhay, waxaana la sheegay inay jiraan tuhuno iyo arrimo amni oo la xidhiidha kiiska loo haysto.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*