Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka
Hargeysa, October 10, 2024 (Haatufonline)-Madaxweynaha Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyadda kullan kula yeeshay xubnaha Komishanka doorashooyinka [...]