Taliyaha Ciidamada Soomaaliya Oo Ka Badbaaday Qarax Lagula Eegtay Muqdisho
Muqdisho, July 13, 2020 (Haatuf) – Taliyaha Ciidamada Xooga Soomaaliya Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa dirqi kaga badbaaday qarax ismiidaamin ahaa oo lagu weeraray xili [...]