Alshabaab Oo Dilay Mijir Masri Ah Oo La Socday Diyaaradii Shalay Dhex Fadhiisatay Deegaanka Galguduud Ee Ay Xukumaan.
Galguduud,December 11,2024(Haatufonline)- Ilo xogogaal ah oo ku dhaw dhaw shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa Haatufonline u xaqiijiyey geerida Sarkaal Masri ah oo la socday [...]