Maareeyaha Dekedaha JSL oo Wafti Reer Uganda ah Kusoo Dhoweeyey Dekeda Berbera
Berbera, May 9, 2024 (Haatufonline)-Maareeyaha guud ee Dekedaha JSL Siciid Xasan Cabdilahi iyo maayirka Magaalada Berbera ayaa si diiran ugu soo dhoweeyey Dekeda Berbera iyo [...]