Fiqi Oo Qamadigii Ruushka U Xaraashaya Wafdi Reer Laascaanood Ah Oo Hudheelo Loo Haysto
Laascaanood,March 14,2024(Haatufonline) -Wafdi ka kooban 15 qof oo uu wasiirka Arimaha Gudaha Somalia Axmed Fiqi ku casuumay inay kasoo qaybgalaan shir Xamar loogu qabtay [...]