Latest News

Biden Oo Kala Hadlay Abiy Ahmed Walaaca Uu Ka Qabo Duqaynta Cirka Ee Waqooyiga Ethiopia Ka Socota

Washington, January 10 2022 (Haatufonline) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa muujiyey sida uu uga walaacsan yahay duqaynta cirka ee ka socota waqooyiga Ethiopia iyo xaalada xuquuqal insaanka, xili uu khadka telefoonka kula hadlay Raysal Wasaare Abiy Ahmed, sida uu sheegay Aqalka Cad ee dalka Maraykanku.

Connect with us on Facebook