Latest News

Dagaal Beeleed Ka Dhacay Degmada Horufadhi Ee Gobolka Buuhoodle

Horufadhi, July 5, 2020 (Haatuf) – Dagaal ayaa laba Beelood ku dhex maray Deegaanka Horufadhi ee Gobolka Buuhoodle.

Dagaalkan oo socday muddo aan badnayn ayaa u dhexeeya Beelaha Hagar iyo Hayaag ee Dhulbahante.

Weriyeyaasha ku sugan Buuhoodle ayaa sheegay in dagaalku uu sababay khasaare, laakiin illaa hadda ay ogyihiin dhaawaca 4 Ruux.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*