Latest News

Dawlada Somalia Oo Dalkeeda Ka Eriday Diblomaasi Ka Tirsan Midawga Afrika

Muqdisho, November 4, 2021 (Haatufonline) – wasaarada Aimaha Dibada Somalia ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay inaan dalka Soomaaliya looga baahnayn Ku xigeenka  ergayga Midawga Afrika ee Somalia, Simon Mulongo.

Waxaana lagu amray ayaa inuu Somalia kaga baxo 7 maalmood gudahood. Soomaaliya ayaa ku eedeysay ku xigeenka ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu ku kacay howlo aan waafaqsaneyn waajibaadka AMISOM iyo istaraatiijiyadda amniga Soomaaliya.

Sida lagu sheegay qoraalkan;

Connect with us on Facebook