Latest News

Dawladda Soodaan Oo Qabatay Sarkaal Iyo Afar Askari Oo Itoobiyaan Ah Oo Damacsanaa Inay Dad Ku Dhex Laayaan Xero Ay Degganyihiin Qaxoonti Tigray Ah.

Khartoum,December 23,2020 (Haatufonline)- Dawladda Soodaan ayaa gacanta ku dhigtay sarkaal iyo afar askar oo Itoobiyaan ah oo kuwaasoo ku talojiray inay dad ku dhex laayaan xero ku taala xadka ay Soodaan la leedahay Itooniya oo ay degganyihiin qaxoonti reer Tigray ahi.Idaacadda Monte Carro ee u guddoomiyaha ka yahay suxufiga magaciisa la xidhaahdo Naasef Salaaxul-diin oo warkan xalay sheegtay ayaa waxay intaas ku dartay in sarkaalka la qabtay ay darajadiisu tahay Kabtan,ku-talo-galkuna ahaa in isaga iyo 4-ta askari ay khaarajiyaan dad ku jira xerada qaxoontiga Tigreega ah.

Idacadda Monte Carro waxa kale oo ay sheegtay in xukuumadda Soodaam ay ilaa hadda ka war wareegayso inay daboolka ka qaado jiritaanka shirqoolkaasi fashilmay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*