Latest News

Ganacsade Jibuutaawi Walaalkii Oo Garoowe Loola Cararay Kadib Markii Alshabab Xabad Ku Dhufatay

Laascaanood,March 18,2023(Haatufonline)-Nin ay walaalo yihiin Ganacsadaha Qaatka Maxamed Jibuutaawi ayaa galabta loola cararay dhinaca Garoowe ka dib markii ay xubno ka tirsan Alshabasb ay xabad ku dhufteen isagoo jooga magaalad Laascasnood taasoo dhaawac culus u geysatay.

Ciidanka kooxda Alshabayb ayaa dhawr maalmood ka hor amar kusoo rogay magaalada Laascaynood lagaga mamnuucayo ganacsiga Qaatka iydoo sida la sheegay uu ganacsade Jibuutaawi uu arintaas ka horyimid oo uu dalbaday in laga noqdo balse aan dalabkiisii dhag loo dhigin.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*