Latest News

Gudida Diiwaangalinta Ururda Oo Ku Dhawaaqay Ururada Ku Guulaystay Buuxinta Shuruudaha

Hargeysa, Aguest 14, 2022 (Haatufonline) – Guddida Diiwaangalinta Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa shaaciyay 15 Urur siyaasadeed ee Ku guullaystay Buuxinta Shuruudaha Diiwangalinta Ururada Siyaasadda.

Connect with us on Facebook