Latest News

Raila Odinga Oo Hoggaaminaya Natiijada Doorashada Kenya

Nairobi, August 13, 2022 (Haatufonline) – Hoggaamiyaha mucaaridka Kenya Mr Raila Odinga ayaa hoggaaminaya doorashadii Madaxweynaha ee dalka Kenya ka dhacday Khamiistii.

Waxaanu Odiga ka horeeyaa Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi William Ruto.

Natiijada ilaa iyo hada la hayo ayaa muujinaysa inuu Odinga ku hogaaminayo 54% boqolkiiba, Ruto uu haysto sidabay muujinayso natiijada Komishanka Doorashada Kenya ay soo bandhigeen.

Dalkan ku yaala Bariga Afrika ayaa maalintii khamiistii u dareeray doorasho dimuqraadi ah oo lagu soo dooranayo, Madaxweyne, Xildhibaano Baarlamaan iyo golayaal degaan.

Connect with us on Facebook