Latest News

Koox U Wato Fuaad Shoongale Oo Ka Tirsan AlShabaab Oo Doonaya Inay Qaraxyoo Ka Bilaabaan Laaska.

Laascaanood,February 6,2023(Haatufonline)-Sida dhawr ilood oo xog ogaal ahi ay Haatufonline u xaqiijiyeen,Fuaad Shoogale oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Alshabaab iyo koox uu wato oo dhawaan soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa ku guda jira diyaarinta qaraxyo lala beegsanayo xeryaha ciidanka Somaliland ee ku sugan aagga Laascaanood iyo xarumaha dawladda ee ku yaalaa degmadaasi.

Fuaad Shoongale oo kasoo jeeda qabiilka Awrtable Daarood iyo xubnaha la socda ayaa ka mid ahaa horjoogeyaasha ciidankii Alshabaab ee Xarardheere ee labada kooxood u kala jabay horaantii bishii December 2022. Fuaad Shoongale ayaa isaga iyo koox afartameeye xubnood ahi usoo goosteen dhinaca Puntland halkaasoo la aaminsanyahay inay bishii hore kasoo galeen ..

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*