Latest News

Madaxweynaha Kenya Oo Socdaal Ku Tagay Addis Ababa

Addis Ababa, November 14, 2021 (Haatufonline) – Madaxweynaha Kenya President Uhuru Kenyatta ayaa socdaal ku tagay Addis Ababa, maanta.

Markii uu soo gaadhay madaarka Bole International Airport, ayaa waxa qaabilay Raysal Wasaare Abiy Ahmed iy Madaxweyne Sahlework Zewde, oo ay weheliyaan masuuliyiin kale.

Raysal Wasaar Abiy Ahmed oo soo dhaweynaya Madaxwynaha Kenya ayaa yidh “Walaalkayga qaaliga ahow President Uhuru Kenyatta ku soo dhawow dalkaaga labaad”.

Socdaalka Madaxweynaha Kenya uu ku tagay Addis Ababa ayaa salka ku haya sidii nabad looga dhalin lahaa dagaalka Tigrayga iyo dawlada Abiy kubdhexmaraya dalka Ethiopia.

Connect with us on Facebook