Latest News

Madaxweyne Geele Oo Markii Lixaad Loo Dhaariyey Xilka Hoggaaminta Djibouti.

Jabuuti, May 9, 2026 (Haatufonline) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta si rasmi ah loo caleemo saaray, iyadoo munaasabadda ay ka qeybgaleen madax sare oo ka tirsan dalalka Geeska Afrika.
Madaxda kasoo qeyb gashay waxaa kamid ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed
Munaasabadda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga gobolka, amniga, dhaqaalaha iyo doorka istaraatiijiga ah ee Jabuuti ee Geeska Afrika iyo Badda Cas.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*