Latest News

Man City Oo 4-0 Kaga Badisay Real Madrid

Lugta 1aad ee ciyaar kulul oo dhexmartay kooxaha Man City iyo Real Madrid ayaa ku dhexmartay Garoonka Ethihad ee kooxda Man City.

Ciyaartan oo ka mid ah Semi Finalka horyaalka kooxaha Yurub ayaa qaybtii hore ay Man City ku hubsatay shabaqa Real laba gool oo uu u dhaliyey laacibka B. Silva, halka labadii gool kalena Man City u dhaliyeen Ciyaaryahanada kala ah M. Akanji76′ iyoJ. Álvarez90+1′.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*