Latest News

Masuuliyiinta Gobolka Awdal iyo Dadweynaha Boorama Oo Caawa U Diyaargaroobay Xuska 18-ka May

Boorama, May 17, 2022 (Haatufonline) – Gudoomiyaha Gobolka Awdal Iyo Duqa Magalada Boorama Ayaa La Dabaal Degay caawa qaar ka mida Dadweynaha Boorama Oo isugu soo baxay Faras Magaalaha.

Dadweynahan iyo masuuliyiinta Boorama ayaa isu soo baxan ku Waynaynaayo Xuska Sanad Guurada 31aad 18 May oo ah maalintii Somaliland ay la soo noqotay Madaxbanaanideeda.

Connect with us on Facebook