Latest News

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Go’aan Ka Soo Saartay Furista Ururada Siyaasada

Hargeysa, January 16, 2022 (Haatufonline) – Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa maanta go’aan ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in ururada Siyaasadu ay furan yihìn, isla markaana La Dhamaystiro dhamaan Talaabooyinka La Xidhiidha Diiwaangalinta Ururada Cusub Ee Ka Qaybgalaya Doorashada si waafaqsan Xeer Lr 14/2011.

Connect with us on Facebook