Latest News

Shirkii Farmaajo Iyo Beesha Caalamka Ee Shalay Oo Lagu Kala Kacay Iyo Safiiradi Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Waji Gabax Kala Kulmay

Muqdisho January 30,2021(Haatufonline)- Shir shalay dhexmaray Madaxweynaha VillaSomalia Farmaajo iyo wafdi culus oo ka koobnaa diblomaasiyiinta shisheeye ee fadhigoodo yahay madaarka Xamar iyo wakiilka QM Swan ayaa lagu kala kacay kadib markii uu Mr Farmaajo ka dhago adaygay inuu wax tanaasul ah ka bixiyo mawqifkiisa doorashada Somalia si xal loogu helo khilaafku ka taagan ee mudada soo jiitamayey isla markaana uu xubnaha beesha caalaamka ku eedeeyey inay faragalin ku hayaan arimaha dalkiisa oo aanay xaq u lahayn .

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*