Latest News

Taiwan Oo Maanta Si Rasmi Ah Xafiis Diblomaasiyadeed Uga Furatay Hargeysa/Somaliland

Hargeysa, August 17, 2020 (Haatuf) – Taiwan ayaa maanta si rasmiya xafiiska Dublumaasiyadeed uga furatay Hargeysa.

Munaasabaddii furitaanka xafiiska diblomaasiyadeed ee Taiwan waxa goob joog ka wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo marti kale.

Sidoo kale wasiirka arrimaha Dibadda Taiwan ayaa dhinaca Online-ka kaga qayb-galay, furitaanka xafiiska diblomaasiyadeed.

Labada dal ee Taiwan iyo Somaliland oo dhawaan yeeshay xidhiidh diblomaasiyadeed ayaa iska kaashan doona dhinacyada, Caafimaadka, Waxbarashada, Tamarta iyo Kalluumaysiga.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*