Latest News

Taliyaha Ciidanka Dawladd Deegaanka Soomaalida Oo Saraakiil Ciidan Xilal U Magacaabay

Jigjiga, August 25, 2022 (Haatufonline) – Taliyaha guud ee Ciidanka Xoogga gaarka ah ee Dawladd Deegaanka Soomaalia General Cabdi Cali Siyaad (gafaydhe) ayaa magacaabay Saraakiil Ciidan.

Xilalka uu Taliyuhu Magacaabay ayaa waxa ka mid ah, Madaxa sirdoonka ciidanka iyo labadiisa diisa ku xigeen.
Sidoo kale waxa uu magacaabay Madaxa caafimaadka Ciidanka iyo Madaxa saadka iyo saanada ciidanka.

Connect with us on Facebook