Latest News

Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Kulan La Yeeshay Ku Simaha Xafiiska UK ee Somaliland

Hargeysa, November 17, 2021 (Haatufonline) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha JSL ayaa kulan la qaatay ku Simaha Xafiiska UK ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Mudane , Maxamed Kaahin Axmed oo uu Wehelinayo Wasiir ku-xigeenka Amniga iyo la taliyaha Wasiirka ayaa kulan la qaatay ku Simaha Xafiiska UK ay ku leedahay Somaliland Mr. Morgan Riley iyo Mr Martin gartska FCDO in Somaliland kulankan oo uu ujeedkiisu ahaa Sidii loo xoojin lahaa Xidhiidhka qotadada dheer ee ka dhaxeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo UK Sidoo kalena kor loo qaado hannaanka Wada Shaqayneed ee labada Dal.

Connect with us on Facebook