Latest News

Weerar Mindi Loo Isticmaalay Oo Lagu Dilay Saddex Qof Dalka Faransiiska

Nice, October 29, 2020 (Haatufonline) – Saddex qof ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay weerar loo adeegsaday Mindi oo ka dhacay magaalada Nice oo ku taala koonfurta dalka Faransiiska maanta oo khamiis ah.

Weerarkan oo uu gaystay qof cadhaysan ayaa lagu waramayaa inuu mindi ku weeraray dad joogay goobta la the Notre-Dame basilica oo ku taala xudunta magaalada, waxaana loo xidhay qofka ku eedaysan weerarkaasi, sida ay sheegeen ciidamada Booliska oo tilmaamay inuu dhaawacmay oo loo qaaday cusbitaal.

Maayarka magaalada Nice Christian Estrosi ayaa sheegay in weerar argagixiso uu ka dhacay wadnaha the Notre-Dame basilica”.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*