Latest News

Weftiga Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Maraykanka

Washington, March 13, 2022 (Haatufonline) – Weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hadda gaadhay magaalada Washington DC ee caasimada u ah dalka Maraykanka.
Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey madaxweynaha iyo weftigiisa wasiirka Arrimaha dibeda, safiirka Somaliland u fadhiya maraykanka iyo Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalkaasi.

Madaxweyne Biixi ayaa la filayaa inuu kulano la yeeesho masuuliyiin ka tirsan dalka Maraykanka.

Connect with us on Facebook