Danjirayaasha Somaliland Iyo Israel ee Maraykanka oo ku kulmay Xuska Qaranimada Israel.
Washington, May 13, 2026 (Haatufonline) – Danjiraha Somaliland ee dalka Maraykanka Bashiir Good iyo Safiirka Israel u fadhiya dalka Maraykanka Yechiel Leiter ayaa ku kulmay Xuska munaasibad loogu dabaal degayey Madaxbanaanida Israel oo ay ka soo wareegtay 78 sano.Israel ayaa sanadkii hore Aqoonsatay Madaxbanaanida Somaliland, taas oo 1991kii xornimadeeda dib ugala soo noqotay Somalia.
Leave a comment