Arsenal Iyo Southamptom Oo Ku Kala Bixi Waayey 3-3
London, April 22, 2023 (Haatufonline) – Ciyaar xiiso badan ayaa caawa ku dhexmartay garoonka Emirates Stadium kooxaha Arsenal iyo Southampton.
Ciyaartan oo ka mid ahayd Premier League-ga ayaa waxa goolkii 1aad u dhaliyey kooxda Southampton ciyaartoyga C. Alcarazย daqiiqadii ugu horaysay, halka goolkii labaadna uu dhaliyey ciyaarhanka T. Walcottย daqiiqadii 14aad, halka goolkii sadexaadna uu u fhaliyey D. ฤaleta-Carย 66.
Kooxda Arsenal ayaa iyaduna iska soo baday goolashii laga dhaliyey, waxaana saddexda gool u kernay ciyaaryahanada G. Martinelliย 20′, M. รdegaardย 88′ iyo B. Sakaย oo daqiiqadii 90aad dhaliyey goolka 3aad ee barbar dhaca ku soo gabogabeeyey ciyaarta.
Leave a comment