Real Madrid Iyo Manchester City Oo Isku Mari Waayey 1-1.
Ciyaar xiiso leh ayaa caawa ku dhexmartay garoonka Santiagoย kooxaha Real Madrid iyo Man City.
Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa ciyaaryahanka V. Jรบniorย uu daqiiqadii 36aad uu goolkii koowaad ku hubsaday shabaqa kooxda Man City.
Hase yeeshee qaybtii dambe ayaa Man City ay iska soo baday waxaa goolkii barbar dhaca u dhaliyey K. De Bruyneย daqiiqadii 67aad.
Ciyaartan caawa oo ahayd lugta koowaad oo ka mid horyaalka kooxaha Yurub Champions League.
Leave a comment