Latest News

Real Madrid Iyo Manchester City Oo Isku Mari Waayey 1-1.

Ciyaar xiiso leh ayaa caawa ku dhexmartay garoonka Santiago  kooxaha Real Madrid iyo Man City.
Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa ciyaaryahanka V. Júnior uu daqiiqadii 36aad uu goolkii koowaad ku hubsaday shabaqa kooxda Man City.
Hase yeeshee qaybtii dambe ayaa Man City ay iska soo baday waxaa goolkii barbar dhaca u dhaliyey K. De Bruyne daqiiqadii 67aad.
Ciyaartan caawa oo ahayd lugta koowaad oo ka mid horyaalka kooxaha Yurub Champions League.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*