Dawladda Ethiopia Oo Ka Noqotay Go’aan Hore Ooy Ku Diidaneyd In Ganacsatada Reer Somaliland Lacagta Birka Ah Ee Ay Haysteen Baananka Wajaale Kaga Badalan Karaan Birka Cusub Ee Dhawaan La Soo Daabacay.
Wajaale October 9,2020(Haatufonline)-Dawladda Ethiopia ayaa ka noqotay go’aan hore oo ay ku diidaneyd in ganacsatada reer Somaliland ee deggan Wajaale ay lacagta Birka [...]