Latest News

Degdeg: Cali Khalif Galaydh oo Jig Jiga Ku Geeriyooday

Hargeysa October 8,2020(Haatufonline)-Ilaahay ha u naxariistee waxaa geeridiisa la xaqiijiyey Prof. Cali Khaliif Galaydh oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia

Marxuum Galaydh ayaa kamid ahaa aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, wuxuuna ku dhashay Laascaanood qiyaastii 1941-dii, isagoo kugeeriyooday da’ada 78 jir.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*