Nicolas Berlanga Oo Beeniyey In Lacago Gargaar Ah Oo Midawga Yurub Ugu Deeqay Soomaaliya Laga Qadiyey Somaliland
Nairobi, April 21, 2020 (Haatuf) – Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia, Nicolas Berlanga ayaa beeniyey war ay qoreen qaar ka mid ah Warbaahinta Somaliland oo sheegay [...]