Puntland Iyo Jubbaland Oo Dowladda Federalka Somalia Ku Eedeeyay Inay Xagal Daacinayso Shir Loo Dhan Yahay Inuu Qabsoomo
Muqdisho, March 31, 2021 (Haatufonline) – Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Somalia ee Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhoweyd soo saaray war-saxaafadeed xasaasi ah [...]